Dowladda Ingiriiska oo Mashaariic Horumarineed ka hirgalineysa Jubbaland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ee magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo booqasho ku tagtay Jubbaland. Kulanka dhax maray Axmed Madoobe iyo Danjire Kate Foster ayaa lagaga hadlay tageerada dowladda Ingiriiska ee dhinacyada kala duwan gaar ahaan sidii xal waara loogu heli … Continue reading Dowladda Ingiriiska oo Mashaariic Horumarineed ka hirgalineysa Jubbaland (Daawo Sawirro)